Libros importados con hasta 50% OFF + Envío Gratis a todo USA  Ver más

menú

0
  • argentina
  • chile
  • colombia
  • españa
  • méxico
  • perú
  • estados unidos
  • internacional
portada Tigaadda Tasawufka (en Somalí)
Formato
Libro Físico
Idioma
Somalí
N° páginas
160
Encuadernación
Tapa Blanda
Dimensiones
22.9 x 15.2 x 0.9 cm
Peso
0.24 kg.
ISBN13
9788799520879
Categorías

Tigaadda Tasawufka (en Somalí)

Axmed Ibraahin Cawaale (Autor) · Liibaan Publishers, Copenhagen, Denmark · Tapa Blanda

Tigaadda Tasawufka (en Somalí) - Cawaale, Axmed Ibraahin

Libro Físico

$ 8.96

$ 11.20

Ahorras: $ 2.24

20% descuento
  • Estado: Nuevo
Se enviará desde nuestra bodega entre el Lunes 01 de Julio y el Martes 02 de Julio.
Lo recibirás en cualquier lugar de Estados Unidos entre 1 y 3 días hábiles luego del envío.

Reseña del libro "Tigaadda Tasawufka (en Somalí)"

Buuggani waxa uu ka hadlayaa Suufinimada ama Tasawufka. Waxana uu ka fal celinayaa weyddiimo ay ka mid yihiin: Muxuu yahay Tasawufku? Sidee ayaa uu ku bilaabmay? Tasawufka dhabta ahi muxuu kaga duwan yahay midka loo yaqaan "Suufinimada Caalamiga ah" ee beryahan dambe dhadhanka u yeeshay bulshooyin kala diin ah, hana ugu badnaadaan kuwo kasoo jeeda dalalka Galbeedka? Tasawufku wax ma ku biirin karaa furdaaminta dhibaatooyinka bulshooyinka adduunka heysta ee ay ka mid yihiin madhaan ruuxaaniyadeed, xasillooni la'aan gudeed oo uu weheliyo dareen macnedarro, hunguriweynaan iyo musuqmaasuq xadhkaha goostay, saboolnimo, qalalaase, dhiigbax, iyo burbur deegaan, intaas oo dhammaantood raadayntoodu waxyeello daran u geysanayaan arlada iyo noolaha kala duwan ee ku nool? Tasawufku maarayn (xal) ma u heli karaa dhibaatooyinka hadheeyay dunida Islaamka ee ay ka mid yihiin: Kala-qaybsanaan, isxasuuqid iyo dhagaro aan kala go' lahayn, jahowareer fikir, dulmi, musuqmaasaq, cadaadis, iyo kelitalisnimo? Si xulasho ku jirto, waxa uu buuggu ka hadli doonaa qodobbo ay ka mid yihiin: Tasawufka iyo dunida maanta; Tasawufka iyo Nabadda; Tasawufka iyo Deegaanka; Tasawufka iyo Musuqmaasuqa; Tasawufka iyo Jacaylka; iqk. Waxa kale oo uu Af Soomaali ku soo tebinayaa dhaxal suugaaneed oo ruuxi ah oo soo jiray ammin ku siman 800 gu'; ahna qaar ay innooga tageen Jalaal-ud-Diin Ruumi, Fariid-ud-Diin Cattaar, Raabica al-Cadawiyah, Junayd al-Baqdaadi iqk. Dhinaca kalena, dhiganahani ma aha baaq ku aaddan soodhoweysiga arrimaha qaarkood oo lagu duro qaar ka mid ah duruqa Suufiyada - kuwaas oo ay ugu mudan tahay weecsanaan caqiido. Hase yeeshee waa soo -bandhigid dhinacyo kala duwan wax ka iftiiminaya, kuna saaban wanaagga Suufiyada iyo in kaalinta ay ka geli karto maaraynta dhibaatooyin badan oo maanta adduunweynaha la deris ah.

Opiniones del libro

Ver más opiniones de clientes
  • 0% (0)
  • 0% (0)
  • 0% (0)
  • 0% (0)
  • 0% (0)

Preguntas frecuentes sobre el libro

Todos los libros de nuestro catálogo son Originales.
El libro está escrito en Somalí .
La encuadernación de esta edición es Tapa Blanda.

Preguntas y respuestas sobre el libro

¿Tienes una pregunta sobre el libro? Inicia sesión para poder agregar tu propia pregunta.

Opiniones sobre Buscalibre

Ver más opiniones de clientes